Saraakiil British ah oo tababaray boqolaal ka tirsan ciidamada Maamulka Koonfur Galbeed

Saraakiil ka tirsan Ciidanka UK oo ku sugan Soomaaliya ayaa tababar u soo xiray ciidan ka badan 500 askari oo loogu tala galay inay ka qeyb qaataan dagaal ka dhan ah Al Shabaab oo ka bilaabanaya gobolada Bay iyo Bakool. Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed ayaa ka qeyb galay munaasabadda tababarka loogu soo xirayay … Continue reading Saraakiil British ah oo tababaray boqolaal ka tirsan ciidamada Maamulka Koonfur Galbeed